Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 23:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed soo arka oo soo wada ogaada meelaha uu ku gabbado ee uu ku dhuunto oo dhanba, oo mar kale igu soo noqda idinkoo aad u huba, markaasaan idin raaci doonaa, oo haddii uu dhulka dhex joogo, waxaan isaga ka dhex baadhi doonaa kumanyaalka reer Yahuudah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 23

arki Samuu'eel Kowaad 23:23 macnaha guud