Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas waxaa halkaas joogay nin ka mid ah Saa'uul addoommadiisii, oo kaasna Rabbiga hortiisaa lagu hayay, magiciisuna wuxuu ahaa Do'eeg kii reer Edom, oo wuxuuna ahaa kii madaxda u ahaa xoolojirrada Saa'uul.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 21

arki Samuu'eel Kowaad 21:7 macnaha guud