Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu wadaadkii Axiimeleg ku yidhi, Boqorkii baa i amray oo muraad ii soo diray, wuxuuna igu yidhi, Ninna yuusan waxba ka ogaan muraadka aan kuu diray, iyo waxa aan kugu amray toona, oo raggii dhallinyarada ahaana meel baan kula ballamay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 21

arki Samuu'eel Kowaad 21:2 macnaha guud