Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 21:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa addoommadii Aakiish waxay isagii ku yidhaahdeen, War sow kanu ma aha Daa'uud boqorkii dalka? Oo sow midkoodba midka kale gabay uguma celin iyagoo cayaaraya oo leh, Saa'uul wuxuu laayay kumanyaalkiisii, Daa'uudna wuxuu laayay tobanyaalkiisii kun?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 21

arki Samuu'eel Kowaad 21:11 macnaha guud