Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 20:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoonaataan wuxuu Daa'uud ku yidhi, Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu, markhaati ha ka ahaado; berrito ama saa dambe haddaa oo kale, markii aan aabbahay soo calool baadho, hadduu wanaag kuu qabo, sow kuu soo cid diri maayo, oo daaha kaaga qaadi maayo wuxuu maaggan yahay oo dhan?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 20

arki Samuu'eel Kowaad 20:12 macnaha guud