Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 2:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo miyaan isaga ka doortay qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan inuu wadaad ii noqdo, iyo inuu ku allabaryo meeshayda allabariga, iyo inuu uunsi shido, iyo inuu hortayda eefod ku xidho? Oo miyaan reerkii aabbahaa siiyey qurbaannadii reer binu Israa'iil oo dhan ee dab lagu sameeyo?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 2

arki Samuu'eel Kowaad 2:28 macnaha guud