Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 2:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin mid kale ku dembaabo, Ilaah baa isaga xukumi doona, laakiinse nin hadduu Rabbiga ku dembaabo, bal yaa isaga u baryootami doona? Laakiinse iyagu ma ay dhegaysan codkii aabbahood, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu doonayay inuu dilo iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 2

arki Samuu'eel Kowaad 2:25 macnaha guud