Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii ninku ku yidhaahdo, Marka hore baruurta hubaal waa la gubayaa, dabadeedse intii naftaadu jeceshahay qaado; markaas wuxuu ku odhan jiray, Maya, saas ma aha, laakiinse haatan i sii, haddii kalese, xoog baan ku qaadan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 2

arki Samuu'eel Kowaad 2:16 macnaha guud