Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Saa'uul wiilkiisii Yoonaataan ahaa Daa'uud aad buu ugu farxay. Markaasaa Yoonaataan wuxuu Daa'uud u sheegay oo ku yidhi, Aabbahay Saa'uul wuxuu doonayaa inuu ku dilo. Haddaba waan ku baryayaaye, subaxdii digtoonow, oo intaad meel qarsoon gashid dhuumo;

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 19

arki Samuu'eel Kowaad 19:2 macnaha guud