Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Daa'uud wuu cararay oo wuu baxsaday, oo wuxuu Samuu'eel ugu yimid Raamaah, oo u sheegay kulli wixii Saa'uul ku sameeyey oo dhan. Markaasaa isaga iyo Samuu'eel waxay tageen oo degeen Naayood.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 19

arki Samuu'eel Kowaad 19:18 macnaha guud