Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay yimaadeen, markii Daa'uud ka soo noqday layntii reer Falastiin, dumarkii baa waxay ka yimaadeen magaalooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan si ay Boqor Saa'uul uga hor tagaan iyagoo gabyaya oo cayaaraya, oo faraxsan oo daf iyo alaabtii muusikada tumaya.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 18

arki Samuu'eel Kowaad 18:6 macnaha guud