Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa soo baxay amiirradii reer Falastiin; oo sidii ay marar badan u soo bixi jireen, ayaa Daa'uud ka sii guul badnaa addoommadii Saa'uul oo dhan; oo sidaas aawadeed magiciisii aad iyo aad buu caan u noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 18

arki Samuu'eel Kowaad 18:30 macnaha guud