Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 18:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu addoommadiisii ku amray oo ku yidhi, Daa'uud hoos ahaan ula hadla, oo waxaad ku tidhaahdaan, Bal eeg, boqorku wuu kugu farxay, oo addoommadiisa oo dhammuna way ku jecel yihiin; haddaba sidaas daraaddeed boqorku soddog ha kuu noqdo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 18

arki Samuu'eel Kowaad 18:22 macnaha guud