Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud orday oo ag istaagay kii reer Falastiin, oo wuxuu ka qaatay seeftiisii, oo galkii ka soo bixiyey, oo intuu ku bireeyey ayuu madaxiina kaga gooyay. Oo kuwii reer Falastiinna markay arkeen in tiirrigoodii dhintay ayay carareen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17

arki Samuu'eel Kowaad 17:51 macnaha guud