Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud aroor hore kacay, oo wuxuu idihii kaga tegey mid dhawra; dabadeedna intuu tegey ayuu qaaday wixii Yesay ku amray. Markaasuu yimid meeshii gaadhifardoodku tubnaa, intii ciidankii goobta dagaalka u baxayay ay dirirta u qaylinayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17

arki Samuu'eel Kowaad 17:20 macnaha guud