Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Daa'uud wuxuu ahaa wiil uu dhalay nin reer Efraad ah oo deggan Beytlaxamta reer Yahuudah, oo magiciisana la yidhaahdo Yesay; oo isna wuxuu lahaa siddeed wiil; oo ninkaasuna wuxuu ahaa nin duq ah oo joogay wakhtigii Saa'uul, oo dadkana aad buu ugu dhex gaboobay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17

arki Samuu'eel Kowaad 17:12 macnaha guud