Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer Falastiin waxay soo wada ururiyeen ciidammadoodii oo dagaal isu diyaariyey, oo waxay dhammaantood ku soo wada urureen Sokoh, oo ay reer Yahuudah leeyihiin, oo waxay soo degeen Efes Dammiim oo u dhexaysa Sokoh iyo Caseeqaah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17

arki Samuu'eel Kowaad 17:1 macnaha guud