Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 15:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uulna wuxuu yidhi, Reer Camaaleq bay ka keeneen; waayo, dadku waxay u reebeen intii ugu wanaagsanayd ee idihii iyo dibidii inay allabari ugu bixiyaan Rabbiga Ilaahaaga ah; intii kalese dhammaantood waannu baabbi'innay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 15

arki Samuu'eel Kowaad 15:15 macnaha guud