Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu Saa'uul ku yidhi, Rabbigu wuxuu ii soo diray inaan kuu subko inaad boqor u ahaatid dadkiisa reer binu Israa'iil; haddaba bal maqal codka erayada Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 15

arki Samuu'eel Kowaad 15:1 macnaha guud