Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 14:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saa'uulna wuxuu yidhi, Ina keena aynu reer Falastiin raacdaysannee oo habeennimo mirnee, oo tan iyo aroortii dhacnee, oo ninkoodna yeynan ka sii dayn. Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Wax alla wixii kula wanaagsan samee. Markaasaa wadaadkii wuxuu yidhi, Ina keena aynu Rabbiga u dhowaannee.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14

arki Samuu'eel Kowaad 14:36 macnaha guud