Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii ciidanku waxay Yoonaataan iyo kii hubkiisa u siday ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Soo fuula, wax baannu idin tusaynaaye. Markaasaa Yoonaataan wuxuu ku yidhi kii hubkiisa u siday, Iga soo daba fuul, waayo, Rabbigu wuxuu iyaga soo geliyey gacanta reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14

arki Samuu'eel Kowaad 14:12 macnaha guud