Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay ku yidhaahdeen wargeeyayaashii yimid, Dadkii reer Yaabeesh Gilecaad waxaad ku tidhaahdaan, Berrito markii qorraxdu kulushahay ayaad samatabbixin heli doontaan. Markaasaa wargeeyayaashii u yimaadeen oo u warrameen dadkii reer Yaabeesh Gilecaad, oo iyana way farxeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 11

arki Samuu'eel Kowaad 11:9 macnaha guud