Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu qaatay laba dibi oo intuu qalay ayuu cad cad u kala jaray, oo intuu wargeeyayaal gacantood u dhiibay ayuu wada gaadhsiiyey xuduudka reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu yidhi, Ku alla kii aan Saa'uul iyo Samuu'eel soo raacin, sidaas oo kalaa dibidiisa loo geli doonaa. Markaasaa waxaa dadkii ku soo dhacday cabsidii Rabbiga, oo waxay u soo baxeen sidii nin qudha.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 11

arki Samuu'eel Kowaad 11:7 macnaha guud