Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 11:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii oo dhammu waxay tageen Gilgaal, oo Gilgaal ayay Saa'uul ku boqreen Rabbiga hortiisa, oo waxay halkaas Rabbiga hortiisa ku bixiyeen qurbaanno nabaadiino, oo halkaasaa Saa'uul iyo dadkii reer binu Israa'iil oo dhammu aad ugu farxeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 11

arki Samuu'eel Kowaad 11:15 macnaha guud