Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 11:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii dambe Saa'uul wuxuu dadkii ka dhigay saddex guuto; oo subaxdii hore ayay xeradii soo dhex galeen, oo waxay reer Cammoon laynayeen tan iyo hadhkii, oo waxay ahaatay in intii hadhayna kala firidhay, oo xataa laba iyagii ka mid ahu isma haysan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 11

arki Samuu'eel Kowaad 11:11 macnaha guud