Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku yidhaahdeen, Axdi nala dhigo oo annana waannu kuu adeegaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 11

arki Samuu'eel Kowaad 11:1 macnaha guud