Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad ku dhaadhacdaa, oo iga hor martaa xagga Gilgaal; oo bal eeg, anna waan kuu iman doonaa, inaan bixiyo qurbaanno la gubo, iyo inaan bixiyo qurbaanno nabaadiino. Toddoba maalmood waa inaad i sugtaa, ilaa aan kuu imaado oo aan ku tuso waxaad samayn doonto.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 10

arki Samuu'eel Kowaad 10:8 macnaha guud