Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 10:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas dabadeedna waxaad iman doontaa buurta Ilaah, meeshaasoo ay joogaan ciidankii Falastiin, oo waxay noqon doontaa markaad magaalada timaadid inaad la kulmi doonto guuto nebiyo ah ee ka soo degaysa meesha sare iyagoo horta ku sita shareerad, iyo daf, iyo biibiile, iyo kataarad, oo iyana wax bay sii sheegi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 10

arki Samuu'eel Kowaad 10:5 macnaha guud