Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 10:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasna waad ka sii socon doontaa oo waxaad iman doontaa geedka Taaboor, oo halkaasna waxaad kula kulmi doontaa saddex nin oo u socota xagga Ilaah iyo ilaa Beytel; mid wuxuu sidaa saddex orgi oo yaryar, mid kalena wuxuu sidaa saddex xabbadood oo kibis ah, kan kalena wuxuu sidaa sibraar khamri ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 10

arki Samuu'eel Kowaad 10:3 macnaha guud