Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu saas yeelayay sannad ka sannad, markii ay gurigii Rabbiga tagtay, ayay ka xanaajisay iyadii, taas daraaddeed way ooyday, oo waxba ma ay cunin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 1

arki Samuu'eel Kowaad 1:7 macnaha guud