Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jiray nin reer Raamaatayim Soofiim ahaa oo degganaa dalkii buuraha lahaa ee reer Efrayim, magiciisana waxaa la odhan jiray Elqaanaah, oo wuxuu ahaa ina Yeroxaam, ina Eliihuu, ina Toohuu, ina Suuf, wuxuuna ahaa reer Efraad;

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 1

arki Samuu'eel Kowaad 1:1 macnaha guud