Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 99:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbigu isagaa taliya, dadyowgu ha gariireen, Isagu wuxuu ku fadhiyaa keruubiimta, dhulku ha dhaqdhaqaaqo.

2. Rabbigu Siyoon dhexdeeda waa ku weyn yahay, Oo dadyowga oo dhanna wuu ka wada sarreeyaa.

3. Iyagu ha ammaaneen magacaaga weyn oo laga cabsado, Isagu waa quduus.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 99