Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 99:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbigu isagaa taliya, dadyowgu ha gariireen, Isagu wuxuu ku fadhiyaa keruubiimta, dhulku ha dhaqdhaqaaqo.

2. Rabbigu Siyoon dhexdeeda waa ku weyn yahay, Oo dadyowga oo dhanna wuu ka wada sarreeyaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 99