Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 79:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, quruumihii kale waxay u soo galeen dhaxalkaagii, Macbudkaagii quduuska ahaana way nijaaseeyeen, Oo Yeruusaalemna waxay ka dhigeen tuulmooyin.

2. Meydadkii addoommadaada waxay cunto uga dhigeen haadka samada, Oo hilibkii quduusiintaadana waxay cunto uga dhigeen dugaagga dhulka.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 79