Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 78:61-63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

61. Oo xooggiisii wuxuu u gacangeliyey maxaabiisnimo, Ammaantiisiina wuxuu ku riday cadowga gacantiisii.

62. Dadkiisiina wuxuu u gacangeliyey seef, Oo wuxuu u cadhooday dhaxalkiisii.

63. Raggoodii dhallinyarada ahaa dab baa laastay, Gabdhahoodiina buraanbur aroos looma tirin.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 78