Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 73:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Hubaal Ilaah waa u roon yahay reer binu Israa'iil, Iyo xataa kuwa qalbigoodu daahirka yahay.

2. Laakiinse anigu waan turunturoon gaadhay, Oo tallaabooyinkayguna waxay u dhowaadeen inay simbiriirixdaan.

3. Waayo, waxaan ka hinaasay kuwa qabka weyn, Markaan arkay barwaaqada ay kuwa sharka lahu haystaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 73