Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 72:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, boqorka xukummadaada sii, Oo wiilka boqorkana xaqnimadaada sii.

2. Isagu dadkaaga wuxuu ku xukumi doonaa xaqnimo, Oo masaakiintaadana caddaalad.

3. Buuruhu waxay dadka u keeni doonaan nabad, Kuruhuna waxay nabad ugu keeni doonaan xaqnimada.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 72