Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 63:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahow, waxaad tahay Ilaahay, oo anna goor hore ayaan ku doondooni doonaa, Naftaydu adigay kuu oomman tahay, jidhkayguna aduu kuu xiisoodaa, Anoo jooga dhul engegan oo daal miidhan ah oo aan biyo lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 63

arki Sabuurradii 63:1 macnaha guud