Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 62:11-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Ilaah mar buu hadlay, Oo laba goor baan maqlay, In Ilaah xoogga iska leeyahay,

12. Oo weliba, Sayidow, adigu naxariis baad leedahay, Waayo, nin kasta waxaad ugu abaalguddaa sidii camalladiisu ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 62