Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 56:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo, Haddaba bal dad muxuu igu samayn karaa?

12. Ilaahow, nidarradaada waan qabaa, Oo waxaan kuu bixinayaa qurbaanno mahadnaqid ah.

13. Waayo, naftaydaad ka samatabbixisay dhimasho, Sow cagahayga dhicitin kama aad samatabbixin? Inaan Ilaah hortiisa ku socdo Iftiinka kuwa nool.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 56