Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 55:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kii i caayay cadaawe ma ahayn, Maxaa yeelay, waan u adkaysan kari lahaa, Mana ahayn kii i necbaa oo iska kay weyneeyey, Maxaa yeelay, waan ka dhuuman lahaa isaga,

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 55

arki Sabuurradii 55:12 macnaha guud