Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 51:16-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Waayo, adigu kuma faraxdid allabari, haddii kalese waan bixin lahaa, Qurbaan gubanna kuma cajebiyo.

17. Allabaryada Ilaah waa ruux is-hoosaysiintiisa, Ilaahow, adigu quudhsan maysid qalbi hoosaysan oo qoomamaysan.

18. Siyoon wanaag ugu samee sidaad doonayso, Oo Yeruusaalem derbiyadeedana dhis.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 51