Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 51:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, iigu naxariiso sida raxmaddaadu tahay, Oo xadgudubyadaydana igaga tirtir sida naxariistaada badnaanteedu tahay.

2. Xumaantayda iga wada maydh, Oo iga nadiifi dembigayga.

3. Waayo, anigu waan ogahay xadgudubyadayda, Oo dembigayguna hortayduu yaallaa had iyo goorba.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 51