Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 49:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxaa weeye adhi She'ool loo wado, Oo waxaa sida adhijir u ahaan doona dhimasho, Oo kuwa qumman ayaa iyaga subaxda u talin doona, Oo quruxdoodana waxaa baabbi'in doona She'ool, inaanay iyagu rug yeelan innaba.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 49

arki Sabuurradii 49:14 macnaha guud