Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 41:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Tan ayaan ku garanayaa inaad igu faraxsan tahay, Maxaa yeelay, cadowgaygu igama guulaysto.

12. Laakiinse aniga waxaad ii tiirisaa daacadnimadayda aawadeed, Oo weligaaba waxaad i fadhiisisaa wejigaaga hortiisa.

13. Weligiis iyo weligiisba Waxaa mahad leh Rabbiga ah Ilaaha Israa'iil. Aamiin iyo Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 41