Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 41:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Laakiinse, Rabbiyow, ii naxariiso, oo mar i sara jooji, Aan iyaga ka aar goostee.

11. Tan ayaan ku garanayaa inaad igu faraxsan tahay, Maxaa yeelay, cadowgaygu igama guulaysto.

12. Laakiinse aniga waxaad ii tiirisaa daacadnimadayda aawadeed, Oo weligaaba waxaad i fadhiisisaa wejigaaga hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 41