Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 4:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaaha xaqnimadaydow, markii aan ku baryo i maqal, Markii aan cidhiidhi ku jirayba meel baad ii bannaysay, Ii naxariiso oo baryadayda maqal.

2. Binu-aadmigow, ilaa goormaa sharaftaydu sharafjab u rogmanaysaa? Ilaa goormaad wax aan micne lahayn jeclaanaysaan? Oo ilaa goormaad been doondoonaysaan? (Selaah)

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 4