Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 38:20-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Oo weliba kuwa sharka wanaagga ku gudaana Waa cadaawayaashayda, maxaa yeelay, waxaan raacaa waxa wanaagsan.

21. Rabbiyow, ha i dayrin, Ilaahayow, ha iga fogaan.

22. Soo dhaqso oo i caawi, Sayidow, badbaadadaydow.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 38