Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 38:2-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

2. Waayo, fallaadhahaagii aad bay ii mudeen, Oo gacantaaduna way igu soo degtay.

3. Jidhkaygu fayoobaan ma leh, waana xanaaqaaga daraaddiis, Oo lafahayguna caafimaad ma leh, waana dembigayga daraaddiis.

4. Waayo, xumaatooyinkaygii waxay ka sare mareen madaxayga, Sida rar culus ayay igu culus yihiin aad iyo aad.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 38