Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 38:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, cadhadaada ha igu canaanan, Oo dhirifkaaga kululna ha igu edbin.

2. Waayo, fallaadhahaagii aad bay ii mudeen, Oo gacantaaduna way igu soo degtay.

3. Jidhkaygu fayoobaan ma leh, waana xanaaqaaga daraaddiis, Oo lafahayguna caafimaad ma leh, waana dembigayga daraaddiis.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 38